Deqa & Hayat waxaa ka heli kartaa saliida timaha soo saarto.
Saliidaas oo u fiican dadka timaha ka daatay rag iyo dumar. Waxaa jiro rag badan oo bidaar gashay lakiin marka saliida isticmaleen waxaa usoo laabtay timihii ka daatay.
Hadii aad Norway ku nooshahay waxaa fursad u heysataa inaad heshid salidaan meel walba aad ka joogtid
Saliida waa Magic Oil